Somaliland oo eryeysa ajaaniib boqol ka badan & sababaha ka dambeeya

Somaliland ayaa sheegay inay degaanadooda ka eryayaan dhaqaatiir Ajaaniib ah oo si sharci daro ah kaga shaqeysta halkaas, Guddoomiyaha Ururka xirfadleyaasha Caafimaadka Somaliland Axmed Xaashi Oday ayaa warbaahinta u sheegay in muddo bil gudaheed ah ay Somaliland kaga musaafurinayaan dhaqaatiirta sharciga aan u heysan inay ka shaqeeyaan Somaliland iyo kuwa uu ka dhacay. “Wasiirka Caafimaadka … Continue reading Somaliland oo eryeysa ajaaniib boqol ka badan & sababaha ka dambeeya